Ma rabtaa inaad koriso ganaacsigaaga?
Naga hel dhamaan caawiyaada aad u baahan tahay si aad u koriso oo aad u balaadhiso ganacsigaaga!
CODSO BARNAAMIJKAYAGA BILAASHAKA AH IYO DALLADA GANACSIGA HAWEENKA!
Kusoo biir bulsho firfircoon oo ganacsato haween ah iyo khubaro ganacsiga…
MAXAAD KA FAA’IDAYSAA KUSOO BIIRISTAYADA?
Barnaamijyadayada waxaad ka helaysaa faa’idooyin dhamaystiran oo ku haboon sii xoojinta hayaankaaga ganacsi. Anagoo bixinayna tababaro ganacsi oo bilaash ah, oo aad ka heli doonto xirfado faa’ido leh iyo cilmi ay soo gudbinayaan khubaro ku xeel dheeri. Baro xirfado ku haboon korinta qorshayaashaada shaqsiyeed si aad hore ugu sii wado ganacsigaaga.
Nala soo xiriir oo ka hel kheyraadka ku diyaarsan onlayn-kayaga 24/7. Maktabadayada akhriska ee ku qalabaysan koorsooyinka waxbarashada onlaynka ee dhamayska tiran ayaa kuu oggolaanaysa inaad waxbarato qaabka aad u jeceshahay. Inaad xiriir la samayso haweenka aad isku fikirka tihiin oo aad dhistaan bulsho is caawisa iyadoo loo marayo munaasabadaha isbarashada ee kala duwan.
Xoojinta ganacsiyada ay haweenku hormuudka u yihiin
Caawimo ku haboon mulkiilayaasha hore u leh ganacsiga
Xoojinta qorshaynta ganacsiga, xeeladda iyo khubarada korinta
Dhisidda Kalsoonida iyo xirafaha muhiimka ah
Xoojinta xiriirada shabakadda maxaliga ah
“Wax badan ayaan ka bartay barnaamijkan
iyo taageeradaaan lasoo koobi karin
ee aan ka helay haweenka kale ee
aanu isku xirfadda nahay!”
— Katy F.